Tirada dhimashada Nepal oo kumanaan gaartay

Image

Saraakiisha Nepol waxa ay sheegeen in ay kor u dhaafayaan saddex kun oo qof tirada dadaka ku dhintay dhulgariirkii ku dhuftay dalkaasi, iyada oo laga cabsiqabo in dad badani ay ku hoos xabaalanyihiin burburka dhismayaasha.

Dadka gurya beelay ee barakacay waxa ay magaaalada Kathmandu ka dhisteen teendhooyin.

Hay'adda qaramada midoobay u qaabilsan caruurta ee UNICEF waxa ay sheegtay in wadankaasi ay gabaabsi ku yihiin biyiha iyo cuntada.

XIGASHO: BBC

Related Articles

Iran oo Trump ku tilmaantay “Beenlow Weyn”

Trump ayaa wararkaas ku tilmaamay “khiyaali” ama “been-abuur”, isaga oo diiday in maamulkiisu uu Tehran u sameeyay dalab noocaas ah.

  • Caalamka

    29-09-2026

  • 11:17AM

Imaaraadka oo xaqiijiyey kulanka Netanyahu iyo Madaxweyne MBZ

Wakaaladda wararka rasmiga ah ee Imaaraadka, WAM, ayaa Isniintii…

  • Caalamka

    29-09-2026

  • 05:57AM