Uganda oo sii daysay hogaamiyayaasha mucaaradka

Image

Maamulaasha Uganda ayaa sii daayey laba hogaamiye oo ka tirsan mucaaradka oo doonaya inay u tartamaan madaxweynenimada.

Ra'iisul wasaarihii hore Amama Mbabazi iyo Kizza Besigye ayaa siyaabo gooni gooni ah loogu xira shalay magaalada Kampala, ayadoo lagu eedeeyey inay kulammo abaaulayeen, ayagoo aan ruqsad ka hayn booliska.

Madaxweynaha dalka Ugandha Yuweri Musaveni ayaa muddo 30 sana ku dhaw hayo xilka madaxtinimo, laakiin Mr Mbabazi ayaa tilmaamay inuu doonaayo inuu Musaveni bedelo.

Mbabazi waxaa laga eryay dawladda sanadkii la soo dhaafay taasoo soo afjartay xariirkii uu mudda 20 sano la lahaa Musaveni.

Xigasho:BBC

Related Articles

Iran oo Trump ku tilmaantay “Beenlow Weyn”

Trump ayaa wararkaas ku tilmaamay “khiyaali” ama “been-abuur”, isaga oo diiday in maamulkiisu uu Tehran u sameeyay dalab noocaas ah.

  • Caalamka

    29-09-2026

  • 11:17AM

Imaaraadka oo xaqiijiyey kulanka Netanyahu iyo Madaxweyne MBZ

Wakaaladda wararka rasmiga ah ee Imaaraadka, WAM, ayaa Isniintii…

  • Caalamka

    29-09-2026

  • 05:57AM