​Axmed Madoobe oo golahiisa wasiirrada ku dhawaaqay

Image

KISMAYO- Madaxweynaha maamul goboleedka Somaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay qaar kamid ah xubnahiisa golaha wasiirrada.

Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweyne Madoobe, ayaa caawa lagu caddeeyay magacyada xubnaha la magacaabay oo ka kooban 17 Wasiir iyo 17 wasiir ku-xigeen.

Dhawaan ayay ahayd markii uu magacaabay labada madaxweyne ku-xigeen ee maamulka Jubbaland.

Arrintan ayaa kusoo beegantay xilli dhawr jeer oo hore muddo kordhin waqtiga macaabista ah Barlamanka maamulkaasi u sameeyeen.

                                                                   Hoos ka Akhriso Liiska magacyada wasiirrada uu magacaabay

GAROWEONLINE

Related Articles

Hal sabab oo loo qaban waayay doorashadda gudoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed

Arrimahan ayaa ku soo beegmaya xilli siyaasiyiinta mucaaradka ee deegaanada Koonfur Galbeed ay si adag u gacan-seyreen natiijadii hordhaca ahayd.

  • Soomaliya

    19-05-2026

  • 12:29PM

Beesha Caalamka oo diiday doorasho hal dhinac ah oo ka dhacda Soomaaliya

Kulankan oo dhacay maalintii Isniinta ayaa waxaa fool-ka-fool uga qeyb galay qaar ka mid ah siyaasiyiinta ugu saameynta badan mucaaradka.

  • Soomaliya

    19-05-2026

  • 09:04AM