Banigaga dhexe ee Somalia oo lacag laga xadey

Image

MUQDISHU: Qof ka tirsan shaqaalaha Bangiga dhexe ee Somaliya ayaa baxsad ah kadib markii uu xaday lacag gaareysa 530,000USD sidaas waxaa saxaafada u sheegey Gudoomiyaha bangigaas Bashiir Ciise. 

Sarkaal ka mid khasnajiyiinta ugu khibrada badan Bandhiga dhexe ee Somaliya oo magaciisa la yiraahdo Muxayadiin Maxamad Xasan ayaa ka dambeeyey tuugadaan kadib markii lacagta USA - da ah taasoo uu ku badaley mid kale oo la abuur ah.

Waxaa sidoo kale la sheegey in Booliiska  baadi-baadigoobayaan ninkaan iyo dadkii kale ee ku lug lahaa faldambiyeedkaan iyadoo shaqaalaha qaarkood su'aalo la waydiiyey.

Bangiga dhexe ee Somaliya ayaa horey ula kulmey dhibaatooyin dhaqaale kadib markii   hay'adaha UN ku eedeeyeen maamulka iminka talada haya

GAROWEONLINE 

Related Articles

Soomaaliya: Xasan Sheekh oo loogu baaqey inuu xilka ka dego

War-saxaafadeedka ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah inay ilaaliyaan dastuurka.

  • Soomaliya

    05-07-2026

  • 10:22AM

Turkiga oo Soomaaliya ka dhigaya Goob ay Quwadaha Caalamku ku Hardamaan

Warbixintu waxay tilmaamaysaa in xaruntan ay Turkiga u suuragelin karto inuu ballaariyo…

  • Soomaliya

    05-07-2026

  • 06:20AM