Daawo Ra'isal wasaaraha DFS oo ka hadley khilaafka

Image

JIMCE,September 19,2014-Ra'isal wasaaraha Somalia oo booqasho ku joogey maalimihii la soo dhafey wadanka Ingriiska ayaa wareysigaan kooban siiyey talefishinka Somali Chanel.

Ra'isal wasaaraha Dowlada Federalka Somalia ayaa la waydiiyey qodobo muhiim ah kuwaasoo kamid aheeyeen, khilaafka la sheegey inuu u dhexeeya isaga iyo Madaxweynaha Somalia , xil ka qaadista taliyihii nabad sugida oo uu Xasan Shiikh diidey, doorashada 2016 sida ay u dhaceyso iyo inuu isagu yahay musharax.

GAROWEONLINE+ Somali Chanel

Related Articles

Soomaaliya oo laga reebay dalalka Afrika ee dalban kara fiisaha elektaroonigga ah ee Turkiga

Si kastaba, qofka wata baasaboorka caadiga ah ee Soomaaliya weli si toos ah ugama dalban karo fiisaha Turkiga internet-ka.

  • Soomaliya

    16-07-2026

  • 04:33PM

Dagaal ka dhacay Baydhabo iyo Aadan Madoobe oo Wajahaya Caqabado ku Aaddan Hoggaaminta Koonfur Galbeed

Xaaladda Baydhabo ayaa saaka weli kacsan, waxaana laga cabsi qabaa in dagaallo hor leh ay dib uga qarxaan magaalada.

  • Soomaliya

    16-07-2026

  • 06:19AM