Dhegeyso khudbaddii Xasan Sheekh ee shirka Cadaado

Image

April 17, 2015 (GO)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa shalay khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysey ka jeediyey furitaankii shirka Cadaado ee maamul u sameynta gobollada Galguduud iyo koonfurta Mudug.

Madaxweynuhu wuxuu ku bogaadiyey dadka gobollada dhexe iney nabadda ka shaqeeyaan islamarkaana dhistaan maamul lagu mideysan yahay.

Wuxuu sidoo kale sheegay in Gaalkacayo tahay caasimadda Galmudug isagoo intaas raaciyey in horumarka Gaalkacayo gaartey ay Galmudug ugu wacan tahay.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Daahfurtay Siyaasadda Daboolidda Kharashaadka Adeegyada Caafimaadka

Munaasabadda daahfurka waxaa ka qeyb galay wasiirrada maaliyadda, qorsheynta iyo haweenka, wasiir ku-xigeenka caafimaadka.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 01:29PM

Khilaafkii Museveni iyo Xasan Sheekh oo Saameyn Ku Yeeshay Xiriirka Labada Dal - XOG

Ilo wareedyadu waxay sheegeen in xiriirka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 09:02AM