Diyaaradaha Qaadka oo ka dagay magalaada Muqdishu

Image

MUQDISHO, Somalia - Labo diyaardood oo sida maandooriyaal Qaadka ayaa goor-dhow kusoo degay garoonka diyaradaha ee magaalada Muqdisho.

Dowladaha Somalia iyo Kenya ayaa shalay hehsiis ka gaarey xayiraad September 5, 2016 n kusoo rogtay Qaadka laga soo dhoofiyo Kenya.

Dhanka kale, waxaa si caadi ah kusoo laabtay Isku socodka Gaadiidka iyo Dadweynaha ee Magaalada Muqdisho, oo Wadooyinkeeda ay xirnaayeen mudo 6 Malamood ah, sababtoo ah Shirka IGAD.

Beeralayda Qaadka dalka Kenya ayaa sheegay inay lumiyeen Lacag farabadan tan iyo intii cunaqabateynta lagu soo rogey u dhoofintiisa magaalada Muqdishu.

Go'aanka joojinta qaadka dowlada Federaalka ayaa wax saameyn ah ku yeelan maamulada kale ee Somalia kuwasoo maandoorayahaan ka dagayey magaalo madaxyadooda.

GAROWEONLINE 

Related Articles

Soomaaliya: Xasan Sheekh oo loogu baaqey inuu xilka ka dego

War-saxaafadeedka ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah inay ilaaliyaan dastuurka.

  • Soomaliya

    05-07-2026

  • 10:22AM

Turkiga oo Soomaaliya ka dhigaya Goob ay Quwadaha Caalamku ku Hardamaan

Warbixintu waxay tilmaamaysaa in xaruntan ay Turkiga u suuragelin karto inuu ballaariyo…

  • Soomaliya

    05-07-2026

  • 06:20AM