Fanaan Maxamad Axmad Kuluc oo ku geeryoodey Hargeysa

Image

HARGEYSA Jan 17,2015 [GO]- Waxaa maanta magaalada Hargaysa ku geeriyooday AUN Maxamed Axmed Kuluc oo ka mid ahaa dadka ugu caansan fanaaniinta Soomaaliyeed.

Sarkaal katirsan Isbitaalka wayn ee magaalada Hargaysa ayaa Garoowe Onnline u sheegay in fanaanku uu geeriyooday maanta barqanimadii kadib xanuun soo wajahay,  waxaana uu sheegay in maalmahaan Isbitaalka Hargaysa uu ku xanuunsanayay.

AUN Marxuun Maxamed Axmed Kuluc ayaa fanka Soomaaliya kusoo biiray 1954 tii, iyadoo uu kaga soo biiray Gobolada Waqooyi Galbeed Somalia, waxaana uu kusoo barbaaray magaalada Hargaysa.

GAROWEONLINE

 

Related Articles

Dowladda Soomaaliya oo ka walaacsan firaaq amni kadib go'aanka Mareykanka

Mareykanka ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay December 2026 jarayo lacagtii uu ku bixin jiray howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 11:38AM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi ugu tegay Amiirka Qatar geerida Amiirkii hore

Kulanka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ku-xigeenka Amiirka Qatar, Sheekh Cabdulla bin Xamad Aal Thaani.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 05:13AM