Galmudug oo ka digtay in la jebiyo Heshiiskii Jabuuti [War Saxaafadeed]

Image

DHUUSAMAREEB, Soomaaliya - Xilli maalmihii dambe ay jireen warar soo baxayay oo ku aadan in Ahlu Sunna iyo Galmudug ay isku fahmi la’yahiin hanaanka loo marayo mideynta labada baarlamaan ee maamulladaas iyo tabashooyinka ka imaamanayay beelaha qaar, ayaa waxaa arintaasi ka hadlay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug, Maxamed Cabdi Xaashi Carabeey.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa ku baaqay in la raaco Heshiiskii awood-qeybsiga lagu soo saxiixay Jabuuti, isagoo dhinac kale ka digay in la haraar maro qodobadii ay ku heshiiyeen Galmudug iyo Ahlu Sunna, kaasi oo IGAD ay garwadeenka ka ahayd.

HOOS KA AKHRI WAR SAXAAFADEEDK:

 

GAROWE ONLINE

Related Articles

Wada-hadalladii Xalane oo lagu kala kacay iyo Khilaaf hor leh oo ka dhashay Doorashada

Golaha Mustaqbalka ee mucaaradka ayaa ilaa hadda si cad u diiday soo-jeedinta guddiyada farsamada.

  • Soomaliya

    13-05-2026

  • 12:30PM

Shirka Xalane oo soo dhammaaday iyo Mucaaradka oo isugu tegaya Hotel Airport

Madaxdii mucaaradka ee shirka ku matalaysay dhinaca kale ayaa hadda u soo jiheystay Hotel Airport.

  • Soomaliya

    13-05-2026

  • 11:11AM