Gollaha Wasiirada HirShabeelle oo lagu dhawaaqay [Akhri Liiska]

Image

JOWHAR, Soomaaliya - Madaxweynaha HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goordhaw ku dhawaaqay Gollahiisa Wasiiradda cusub mudooyinkii dambe dib u dhigayay Khilaaf ka taagnaa dhanka awood-qeybsiga.

Gollaha Wasiirada cusub oo la sheegay inay ka kooban yihiin 20 Wasiir, ayaa waxaa kusoo dhex-muuqday xubno horey uga soo mid noqday Xukuumadii Madaxweynihii  hore ee maamulkaasi Cali Cabdullaahi Cosoble.

Madaxweynaha iyo Xildhibaanada ayaa isku hayay maalmihii dambe halka Wasiirada laga soo xulayo, iyadoo taasina ay caqabad ku noqotay magacaabista Gollaha, oo aad loo wada sugayay.

Lama oga in Baarlamaanka uu ansixin doono iyo in kale, iyadoo aan wali cadeyn in Xildhibaanada ay kamid yihiin Gollaha Wasiirada cusub ee uu maanta ku dhawaaqay Madaxweyne Waare.

Hoos ka akhri Liiska:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Xasan Sheekh iyo Beesha Hawadle oo heshiis ka gaaray musharraxa Madaxweynaha Hirshabeelle

Habkan awood-qaybsiga ayaa saldhig u ahaa siyaasadda Hirshabeelle tan iyo markii la dhisay dowlad-goboleedka.

  • Soomaliya

    05-08-2026

  • 08:33AM

Xasan Sheekh oo Beesha Caalamka kala hadlay khilaafka doorashooyinka Soomaaliya

Dhanka kale, mucaaradka ayaa ku baaqaya in marka hore la gaaro is-afgarad siyaasadeed oo loo dhan yahay.

  • Soomaliya

    04-08-2026

  • 11:45AM