Guddidii Farsamada Shirka Cadaado oo la kala Diray

Image

Odayaasha dhaqanka ee Shirka Cadaado ayaa kala diray Guddidii Farsmada ka dib markii ay ku eedeeyeen inay diideen in ergada lagu daro xubno ka socday gobolka Mudug oo markii hore maqnaa.

Odayaasha dhaqanku waxay ku doodeen in Maamulka Gobollada Dhexe uu ka koobnaanayo laba gobol oo dhamaystiran oo kala ah Mudug iyo Galguduud.

Suldaan Cabdinaasir Jaamac Seed oo ka mid ah madax dhaqameedka shirka Cadaado ayaa arrintan VOA uga warramay.

Waraysiga oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XIGASHO: VOA

Related Articles

Puntland oo Daahfurtay Siyaasadda Daboolidda Kharashaadka Adeegyada Caafimaadka

Munaasabadda daahfurka waxaa ka qeyb galay wasiirrada maaliyadda, qorsheynta iyo haweenka, wasiir ku-xigeenka caafimaadka.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 01:29PM

Khilaafkii Museveni iyo Xasan Sheekh oo Saameyn Ku Yeeshay Xiriirka Labada Dal - XOG

Ilo wareedyadu waxay sheegeen in xiriirka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 09:02AM