​Guddiga doorashada oo shaaciyay Ergooyinka loo soo gudbiyay

Image

MUQDISHU, Somalia- Guddiga doorashooyinka dadban ee Somalia, ayaa maanta shaaciyay liis ay ku cadyihiin Ergooyinka loo soo gudbiyay ee maamullada dalka.

Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa loogu mahadceliyay maamullada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed oo la sheegay inay soo gudbiyeen liiskii laga sugayay, waxaana kuwa kale laga codsaday inay dhakhso usoo dhammaystiraan.

Waxaa lagu sheegay qoraalka Guddiga in 12 bishan aya bilaabanayso murashaxiinta u tartamaysa kuraasta golaha Shacabka Somalia.

Related Articles

Soomaaliya: Xasan Sheekh oo loogu baaqey inuu xilka ka dego

War-saxaafadeedka ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah inay ilaaliyaan dastuurka.

  • Soomaliya

    05-07-2026

  • 10:22AM

Turkiga oo Soomaaliya ka dhigaya Goob ay Quwadaha Caalamku ku Hardamaan

Warbixintu waxay tilmaamaysaa in xaruntan ay Turkiga u suuragelin karto inuu ballaariyo…

  • Soomaliya

    05-07-2026

  • 06:20AM