Guddoonka barlamanka Jubaland oo la doortey [SAWIRRO]

Image
Image
Image
Image

April 28, 2015 (GO)- Barlamanka dhowaanta lasoo xulay ee Jubaland ayaa maanta doortey hoggaan cusub. 

Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa loo doortey guddoomiyaha barlamanka Jubaland.

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad waxaa loo doortey Aadan Khaliif Xaaji Yuusuf iyadoo gudoomiye kuxigeenka labaadna loo doortay Cabdi Baaley.

Madaxweynaha Jubaland oo goobta doorashadu ka dhaceyso ku sugan ayaa u hambalyeeyey guddoomiyaha cusub, isagoo Ilaah uga baryey inuu u fududeeyo xilka loo dhiibey.

Faah faahin dheeri ah kala soco Garowe Online...

Related Articles

Puntland oo Daahfurtay Siyaasadda Daboolidda Kharashaadka Adeegyada Caafimaadka

Munaasabadda daahfurka waxaa ka qeyb galay wasiirrada maaliyadda, qorsheynta iyo haweenka, wasiir ku-xigeenka caafimaadka.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 01:29PM

Khilaafkii Museveni iyo Xasan Sheekh oo Saameyn Ku Yeeshay Xiriirka Labada Dal - XOG

Ilo wareedyadu waxay sheegeen in xiriirka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 09:02AM