Hay’adaha amniga Soomaaliya oo war kasoo saaray kulanka Gollaha Shacabka

Image
Image
Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Hay'adaha amniga dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa saaka soo saarey War Saxaafadeed wadajir ah kasoo saarey Kulanka Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka.

Qoraalka oo ka kooban 3 qodob ayaa Hay'adaha Booliska, Nabad Sugida, Asluubta uga hadlay amniga xarunta Gollaha Shacabka, iyagoo sidoo kale baaq u diray Xildhibaanada is-khilaafsan ee kulmaya.

War Saxaafadeedka ayaa lagu soo beegay xilli maanta uu ka dhacayo Gollaha Shacabka Kulan cod loogu qaadayo Mooshinka Jawaari, iyadoo dhanka la safan Gudoomiyaha ay qabsanayaan kulan kaasi kasoo hotjeeda.

Ciidamo Boolis ah ayaa la geliyay gudaha xarunta Gollaha Shacabka, si ay u ilaaliyaan xasiloonida, iyadoo Xildhibaanada Askarta Ilaalada u ah looga celiyay banaanka xarunta.

Hoos ka akhri Qoraalka Hay'adaha amniga:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Xasan Sheekh oo Beesha Caalamka kala hadlay khilaafka doorashooyinka Soomaaliya

Dhanka kale, mucaaradka ayaa ku baaqaya in marka hore la gaaro is-afgarad siyaasadeed oo loo dhan yahay.

  • Soomaliya

    04-08-2026

  • 11:45AM

Xisbiga Towfiiq oo diiday natiijada doorashada Galmudug, kuna eedeeyay guddiga doorashada eex

Guddiga Doorashooyinka ayaan weli si rasmi ah uga jawaabin eedeymaha Towfiiq ama shaacin in dib loo eegayo natiijooyinka la soo saaray.

  • Soomaliya

    04-08-2026

  • 08:23AM