Khilaafkii siyaasdeed ee Somaliland oo la xal laga gaarey

Image

Sabti, November 22, 2014 [GO]- Kadib markii asbuucii la soo dhaafey khilaaf hareeyey golaha Barlamanka Somaliland kuwaasoo soo gudbiyey mooshin xil-ka qaadis la damacsanaa in lagu sameeyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi Cirro ayaa wararka soo baxaya sheegayaan in is-afgaranwagaas heshiis laga gaarey. 

Khilaafkaan oo abuurey rabshado dad ku dhinteen oo ka dhacey magaalada Burco halka Madaxweyne Silaanyo ka hadley khilaafkaan ayaa waxaa xalinta arrintaan loo gudbiyey Golaha Guurtida kuwaasoo guddi ay u saareen la kulmeen dhinacyada is-haya.

Golaha Guurtida Somaliland ayaa gabi ahaanba laaley mooshinkii ka dhanka ahaa Gudoomiyaha Barlamanka Cabdiraxman Maxamad Cabdulahi Cirro.

Qoraal kasoo baxey Gudigii Golaha Guurtida u saareen xalinta khilafaadkaan ayaa u qornaaa sidatan:  

GAROWEONLINE

Related Articles

Dowladda Soomaaliya oo ka walaacsan firaaq amni kadib go'aanka Mareykanka

Mareykanka ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay December 2026 jarayo lacagtii uu ku bixin jiray howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 11:38AM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi ugu tegay Amiirka Qatar geerida Amiirkii hore

Kulanka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ku-xigeenka Amiirka Qatar, Sheekh Cabdulla bin Xamad Aal Thaani.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 05:13AM