Madaxweyne Xasan oo kala direy Golaha Adeegga Garsoorka

Image

March 14, 2015 (GO)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala direy Golaha Adeegga Garsoorka.

Digreeto ka soo baxdey xafiiska Madaxweynaha kuna taariikhaysneyd March 11, 2015 ayaa lagu kala direy guddigaas.

Digreetada waxaa lagu sheegay in guddiga la kala direy dhismihiisu ahayn mid dastuurka waafaqsan, sidaas darteedna lagama maarmaan ay tahay in lasoo dhiso guddi dhismihiisa qaab dastuuri ah loo maray.

Digreetada ayaa u qorneyd sidan:

 

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Daahfurtay Siyaasadda Daboolidda Kharashaadka Adeegyada Caafimaadka

Munaasabadda daahfurka waxaa ka qeyb galay wasiirrada maaliyadda, qorsheynta iyo haweenka, wasiir ku-xigeenka caafimaadka.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 01:29PM

Khilaafkii Museveni iyo Xasan Sheekh oo Saameyn Ku Yeeshay Xiriirka Labada Dal - XOG

Ilo wareedyadu waxay sheegeen in xiriirka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 09:02AM