Somalia: Xasan Shiikh oo ku kalsoon AMISOM

Image

ADDIS ABABA- Madaxweyaha Xassan Shiikh oo ka qayb galey kulan ay yeesheen madaxda wadamada bariga Africa, iyadoo looga hadlay xaalada dalalka Somalia iyo Burundi.

Maadaxweyne Xasan oo lahadlay Idaacada BBC-da ayaa sheegay in hada madaxdu go’aan ku gaartay in dalka Burundi oo hada ciidan ka joogaan Somalia, in isna loo diro ciidamo nabad illaalin ah.

Xasan waxaa uu difaacay doorka howlgalka ciidanka AMISOM ee joogaan Somalia, waxaa uu tusaale u soo qaatay howlgalka Q M ay ku joogaan qaar kamida wamada Africa oo badan mudo 30 Sano ah.

Ugu dambeyntii Xasan ayaa la weydiiyey sababta ay u dhismi la'yihiin ciidanka Somalia, isagoo eeda dusha ka saaray in ay iska leeyihiin shacabka Somali-yeed.

DHAGEYSO: 

GAROWEONLINE

Related Articles

FBI-da Mareykanka oo Liiska Dadka Ugu Doon-doonista Badan ku Dartay Nin Soomaali ah

Kash Patel, ayaa sheegay in eedeysanaha oo lagu magacaabo Fahad Maxamed Nuur uu qayb ka yahay shakhsiyaadka hay’addu ay baadigoobka weyn ugu jirto.

  • Soomaliya

    08-07-2026

  • 06:59PM

Puntland iyo Jubbaland oo hal sabab uga baaqday shir Turkiga ku qabanayo Muqdisho

Turkiga ayaa muddo dheer door muuqda ku lahaa arrimaha Soomaaliya, isagoo bixiyay taageero dhinacyada amniga.

  • Soomaliya

    07-07-2026

  • 01:43PM