War laga soo saarey Dastuurka Soomaaliya ee la sheegay in la xaday

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Gudiga dib u eegidda iyo la socodka hergelinta dastuurka Soomaaliya, ayaa warsaxaafadeed kasoo saarey wararka sheegaya in la xaday Dastuurkiii KMG ahaa ee ay ansixiyeen August 1, 2012 Ergadii Gollaha Ansixinta Dastuurka.

Qoraalka Gudiga ayaa lagu beeniyay warka kasoo yaarey Cabdiweli Muudey, gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Gollaha Shacabka, ee ahaa in la xaday Dastuurkii KMG ahaa ee Ergadada meel-mariyeen.

Cabdiweli Muudey ayaa 25-kii bishan u qeybiyay Xildhibaanada Nuqullo kamid ah Dastuur uu sheegay inuu yahay midka saxda ah, waxaana hadalkiisa in la xaday Dastuurkii hore shaki geliyay shacabka sababta xilligan kusoo beegay hadalkiisa.

HOOS KA AKHRI WAR SAXAAFADEEDKA:

GAROWE ONLIE

Related Articles

Xasan Sheekh oo Beesha Caalamka kala hadlay khilaafka doorashooyinka Soomaaliya

Dhanka kale, mucaaradka ayaa ku baaqaya in marka hore la gaaro is-afgarad siyaasadeed oo loo dhan yahay.

  • Soomaliya

    04-08-2026

  • 11:45AM

Xisbiga Towfiiq oo diiday natiijada doorashada Galmudug, kuna eedeeyay guddiga doorashada eex

Guddiga Doorashooyinka ayaan weli si rasmi ah uga jawaabin eedeymaha Towfiiq ama shaacin in dib loo eegayo natiijooyinka la soo saaray.

  • Soomaliya

    04-08-2026

  • 08:23AM