War-mutiyeed laga soo saarey Shirkii Baydhabo [DAAWO]

Image

BAYDHABO, Soomaaliya - Waxaa maanta oo Arbaco ah lasoo gaba-gabeeyay, islamarkaana war-murtiyeed wadajir ah laga soo saarey Shirkii Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo mudo saddex maalmood ka socday magaalada Baydhabo.

Kulankan oo ay ka qeybgalayeen Madaxweyniye-yaasha Puntland, Galmudug, ShirShabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland, kuwaasi oo sanadkii lasoo dhaafay ku midoobay Gollahan oo sanadkii tagey lagu aas-aasay magaalada Kismaayo.

Hogaamiyaasha kulmay ayaa hadlay arrimo dhowr ah, oo amniga ugu horeeyo, iyagoo walaac ka muujiyay dagaalka kasoo cusboonaaday Tukaraq, oo maalintii shalay ay ku dagaalameen Ciidamada maamullada Puntland iyo Somaliland.

 

HOOS KA DAAWO SHIRKA JARAA'ID:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Xasan Sheekh oo Beesha Caalamka kala hadlay khilaafka doorashooyinka Soomaaliya

Dhanka kale, mucaaradka ayaa ku baaqaya in marka hore la gaaro is-afgarad siyaasadeed oo loo dhan yahay.

  • Soomaliya

    04-08-2026

  • 11:45AM

Xisbiga Towfiiq oo diiday natiijada doorashada Galmudug, kuna eedeeyay guddiga doorashada eex

Guddiga Doorashooyinka ayaan weli si rasmi ah uga jawaabin eedeymaha Towfiiq ama shaacin in dib loo eegayo natiijooyinka la soo saaray.

  • Soomaliya

    04-08-2026

  • 08:23AM