Warmurtiyeed laga filayo shirka Muqdishu uga socda madaxda Somalia

Image

MUQDISHU, Somalia- Kulanka magaalada Muqdishu uga socda madaxda Somalia maalmihii la soo dhaafey ayaa wararka laga helayo sheegayaan in dhowaan kasoo bixi doono warmurtiyeed.

Xarunta Villa Somalia ayaa wararka GO helayo sheegayaan in guddiyo kala matalaya maamulada qaybta ka ah Federaalka Iyo dowlada Federaalka ku mashquulsan yihiin qorista warmurtiyeed.

Ma jiraan warar xaqiijinaya in warmurtiyeedka  la shaacin doono caawa Iyo berri subaxnimada hore iyadoo xogtu tibaaxeyso in madaxda Federaalka qaarkood Safaro wadanka  banaankiisa ah u ambabixi doonaan. 

GAROWEONLINE 

Related Articles

Puntland iyo Jubbaland oo hal sabab uga baaqday shir Turkiga ku qabanayo Muqdisho

Turkiga ayaa muddo dheer door muuqda ku lahaa arrimaha Soomaaliya, isagoo bixiyay taageero dhinacyada amniga.

  • Soomaliya

    07-07-2026

  • 01:43PM

Siyaasiyiin Soomaali ah oo Taariikh Ka Sameeyay Baarlamaanka Norway

Falanqeeyayaal ayaa sheegaya in doorashadoodu ay ka tarjumayso isbeddelka…

  • Soomaliya

    06-07-2026

  • 04:41PM