Wasiir Xog ka bixiyay Heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya [Daawo]

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xukuumada Soomaaliya, Daahir Maxmuud Geelle, ayaa wuxuu faah-faahin dheeraad ah uu ka bixiyay heshiiskii ay wada galeen dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya.

Wuxuu kaloo uu kaloo ka hadlay wasiirka qodobo kale oo ay kamid yihiin hadalkii uu Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed uu ku sheegay in la midaynayo mustaqbalka dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya.

Wasiir Geelle ayaa balanqaad ugu sameeyay shirkaan jaraa'id ee uu qabta xarumaha warbaahinta ee ka howlgala Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya, wuxuuna wacad muray inay si dhow uga war-qabi doonan.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa wuxuu soo hadal-qaaday xaalada amaan ee dalka guud ahaantiisa, iyo gaara ahaan midka caasimada Soomaaliya ee Muqdiho, kaasoo mudooyinkii dambe sii xumaanayey.

Hoos Ka Daawo Shirka Jaraa'id ee Wasiirka:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Maxaa ka socda Xalane maanta?

Diblomaasiyiinta caalamiga ah ayaa sheegay in xalinta khilaafka siyaasadeed ay tahay arrin u taalla Soomaalida.

  • Soomaliya

    13-05-2026

  • 08:24AM

Xasan Sheekh iyo Mucaaradka oo ku ballansan Shirka ka dhacaya Xalane

Wakiillada beesha caalamka iyo diblomaasiyiin sar-sare ayaa soo dhex-galay dhinacyada si ay u fududeeyaan is-fahamka.

  • Soomaliya

    12-05-2026

  • 05:09PM