Wasiirka arimaha gudaha Federaalka oo ka hadlay wadahadalka Ahlu Sunah iyo Galmudug

Image

Muqdishu- Kadib markii muddo magalaada Muqdishu ka socdeen wadahadal u dhexeeyey ururka Ahlu Sunah iyo maamulka Galmudug kuwasoo dhexdhexaadineysay dowlada Federaalka gaar ahaan Wasiirka arimaha gudaha ayaa waxaa laga soo saarey warsaxafadeed.

Wararka ayaa sheegaya in wadahadalkaan aan laga gaarin hehsiis balse qoraalka kasoo baxay Wasiirka arimaha gudaha ayaa u qornaa sidatan:

GAROWEONLINE

Related Articles

Aadan Madoobe oo digniin culus u diray ciidamada Lafta-Gareen ee ku sugan duleedka Baydhaba

Wuxuu sheegay in shacabka Maamulka Koonfur Galbeed ay mudan yihiin nabad, xasillooni iyo nolol ammaan ah.

  • Soomaliya

    22-08-2026

  • 08:49PM

Museveni oo Xasan Sheekh ku cadaadinaya heshiis siyaasadeed lala gaaro mucaaradka Soomaaliya

Howlgalka ayaa wajahaya caqabado dhaqaale, iyadoo Mareykanku qorsheynayo inuu joojiyo maalgelinta AUSSOM bisha December 2026.

  • Soomaliya

    22-08-2026

  • 07:41AM