Xildhibaanada Aqalka Sare oo Guddiyo doortay [Akhriso]

Image

MUQDISHU, Somalia- Kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdishu Xildhibaanada Aqalka Sare Barlamanka Somalia ayaa lagu magacaabay ilaa Sagaal Guddi.

Fadhigan oo ahaa kii 27 ahna Kalfadhiga Koowaad ee Xildhibaanada aqalka Sare, ayaa lagu doortay Guddiyada Joogtada ah ee golahaas.

Waxaa Shir guddoominayay Fadhigan Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, waxaana Guddiyada la doortay ay kala ahaayeen, Guddiga la socodka dib-u eegista Dastuurka, Guddiga Anshaxa iyo xasaanadda, Guddiga Garsoorka, Guddiga Difaaca, Guddiga Arrimaha Gudaha, Guddiga Arrimaha Dibadda, Guddiga Khayraadka, Guddiga Maaliyadda iyo Guddiga hormarinta adeega bulshada.

Guddiyadan waxaa ku jira Xildhibaanada Aqalka sare sida ku cad qoraalka hoose;

Guddiga La socodka Dib-u eegista, Dhaqangalinta Dastuurka iyo arimaha Federaalka.

Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole

Sen. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid

Sen. Iftiin Xasan IimaanBaasto

Sen.Cabdikariim Maxamed Xasan

Sen.Xuseen Sheekh Maxamuud.

Guddiga Xeer Hoosaadka, Anshaxa , Xasaanadda iyo Daryeelka Sanatarada

Sen. Muuse Suudi Yalaxow

Sen. Mustaf Maxamed Qodax

Sen. Naciimo Ibraahim Yuusuf

Sen.Mahdi Daahir Sh. Nuur

Sen.Muna Xasan Cumar.

Guddiga Garsoorka, Arimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka Iyo Caruurta

Sen. Zamzam Ibraahim Cali 

Sen.Xasan Faraax Xujaale

Sen. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke

Sen. Abuukar Axmed Xaashi

Sen. Siciido Xasan Cusmaan.

Guddiga Arimaha Gudaha, Dib u Heshiisiinta Iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada

Sen. Jawaahir Axmed Cilmi

Sen. Maxamed Xuseen Raage

Sen. Maxamed Amiin Sheekh Cismaan

Sen. Cabdiwaaxid Cilmi Joongeex

Sen. Cabdullaahi Cabdi Garuun

Sen. Nuura Faarax Jaamac.

Guddiga Difaaca Iyo Amniga 

Sen.Cabdirisaaq Axmed Cali

Sen. Cismaan Axmed Macow

Sen. Axmed Xaashi Maxamuud

Sen. Xuseen Cali Xaaji Cabdalla

Sen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.

Guddiga Arimaha Dibedda Qorsheynta, Maalgashiga iyo iskaashiga Caalamiga ah

Sen. Cabdrisaaq Cismaan Xasan Juriile

Sen. Ilyaas Cali Xasan

Sen. Ayuub Ibraahim Yusuf

Sen.Cabdisalaam Xaaji Maxamed

Sen. Maxamed Cusmaan Faarax

Sen. Faadumo Xasan Aadan Geriyo.

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arimaha Bani ‘aadanimada Warfaafinta iyo Dhaqanka

Sen. Deeq Xasan Xuseen

Sen. Shukri Aadan Maxamed

Sen. Cusmaan Maxamuud Maxamed

Sen. Bilaal Idiris Cabdullaahi

Sen. Bootaan Bare Samatar

Sen. Timiro Maxamed Cali.

Guddiga Kheyraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka

Sen. Maxamed Axmed Maxamuud

Sen. Zamzam Daahir Maxamuud

Sen. Yuusuf Geele Ugaas

Sen. Siciid Cabdi Xuseen

Sen. Aadan Cabdi Aadan.

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska.

Sen. Axmed Macalin Nuur Nadiir

Sen. Muxiyidiin Sh. Cali Jaamac

Sen. Hodan Maxamuud Cusmaan

Sen Cabdi Axmed Dhuxulow

Sen. Farxaan Cali Xuseen 

Sen . Axmed Cabdixafiid Maxamed Bulsho.

GAROWEONLINE

Related Articles

Sheekh Shariif: "Xasan Sheekh Waxa Uu Taagan Yahay Halkii Uu Ka Bilaaban Lahaa Dhicitaankiisa"

Madaxweynihii hore ayaa caddeeyey in mucaaradku ay isticmaalayaan waddooyin sharci iyo kuwo siyaasadeed.

  • Soomaliya

    17-05-2026

  • 06:55AM

IGAD Oo War Kasoo Saartay Fashilka Wadahadalka Khilaafka Doorashadda Soomaaliya

IGAD ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in sii socoshada wada-xaajoodka siyaasadeed ay muhiim u tahay ilaalinta xasilloonida dalka.

  • Soomaliya

    17-05-2026

  • 06:44AM