Barlamanka Somaliland oo ka doodaya heshiiska dekada Berbera

Image

HARGEYSA-Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay heshiiska ay dhawaan wada galeen xukuumada Somaliland iyo shirkada DP World ee ku saabsanaa maal galinta dekeda Berbera.

Heshiiskan oo ku kacaya in ka badan afar boqol oo million oo dollar, ayaa waxaa dhowaan baarlamanka u gudbiyey madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. 

Mudanaayaal door ah oo fadhigan saaka ku sugnaa ayaa ka dood kulul yeeshay heshiiska oo qaarkood ku taageersanaayeen heshiiskaasi halka kuwo kalena ay ka soo hor jeedeen. 

VOA

Related Articles

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Safar ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta

Safarkan ayaa ku soo beegmaya xilli Somaliland 26-kii December 2025 aqoonsi ka heshay Maamulka Israel.

  • Somaliland

    02-02-2026

  • 11:58AM

Sheekh Mustafe: Somaliland waxay khiyaantay taariikhdeeda iyadoo la macaamishay Israel

Hadalka Sheekh Mustafe ayaa dood wayn ka dhaliyay Somaliland, maadaama uu yahay shaqsi saameyn leh, iyadoo...

  • Somaliland

    24-01-2026

  • 10:47AM