Dowladda Somalia: Heshiiska Berbera Waa Sharci Darro

Image

WASHINGTON DC — Golaha wakiilada Somaliland ayaa dhawaan ansixiyay heshiis ay wada galeen xukuumada Somaliland iyo Shirkada Dubai Port World oo lagu maalgalinayo dekedda magaalada xeebeedka Berbera.

Hesiiskan ayaa waxa uu ku kacaya malaayiin dollar. Hadaba, dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay heshiiskaasi ka hadashay kuna tilmaantay mid sharci darra ah oo aaney dan Soomaalida ugu jirin. 

Hanti dhowraha guud ee qaranka Soomaaliya Nuur Faarax ayaa arrintan uga waramay wariyeheenna Jaamac Buule Jaamac.

Dhinaca kale, Somaliland ayaa waxkama jiraan ku tilmaantay hadalka Hanti-dhowraha dowladda Somalia.

Wasiirka qorsheynta Somaliland Cali Xuseen Ismaaciil ayaa VOA u sheegay in Somaliland ay ka madax banaan tahay Somalia, isla markaana ay heshiis walba la gali karto cidda ay doonto.

Dhageyso wareysiyada labada dhinac 

VOA

Related Articles

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Safar ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta

Safarkan ayaa ku soo beegmaya xilli Somaliland 26-kii December 2025 aqoonsi ka heshay Maamulka Israel.

  • Somaliland

    02-02-2026

  • 11:58AM

Sheekh Mustafe: Somaliland waxay khiyaantay taariikhdeeda iyadoo la macaamishay Israel

Hadalka Sheekh Mustafe ayaa dood wayn ka dhaliyay Somaliland, maadaama uu yahay shaqsi saameyn leh, iyadoo...

  • Somaliland

    24-01-2026

  • 10:47AM