Somaliland: Shaqo kuma lihin doorashooyinka Soomaaliya

Image

HARGEYSA, Soomaaliya - Somaliland ayaa shaaciyay inuusan qeyb ka ahayn, islamarkaana waxba ka khuseynin heshiiskii doorashadda ee 17-kii bishan Muqdishi ku saxiixdeen DF iyo Maamullada.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa caddeysay in heshiiska lagu gaarey Muqdisho uu yahay "riyo iyo marin-habaabin", waxaana looga baaqay shacabka maamulkaasi inay ka feejignaadaan "hagardaamooyinka".

Waxay sheegtay Somaliland inay tahay dowlad "madax-banaan", oo aan wax shaqo ah ku lahayn nidaamka doorashooyinka oo ay tilmaantay inuu dejiyay maamul taagdaran oo ka jira Soomaaliya.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Safar ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta

Safarkan ayaa ku soo beegmaya xilli Somaliland 26-kii December 2025 aqoonsi ka heshay Maamulka Israel.

  • Somaliland

    02-02-2026

  • 11:58AM

Sheekh Mustafe: Somaliland waxay khiyaantay taariikhdeeda iyadoo la macaamishay Israel

Hadalka Sheekh Mustafe ayaa dood wayn ka dhaliyay Somaliland, maadaama uu yahay shaqsi saameyn leh, iyadoo...

  • Somaliland

    24-01-2026

  • 10:47AM