Caalamka
Qarax ka ag dhacay markab galbeedka Dubai xilli ay socdaan weerarrada Sacuudiga iyo Xuutiyiinta
Xiisadda u dhexeysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii xoogeysanaysa. Xuutiyiintu waxay gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ku beegsadeen Sacuudiga, halka isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo uu duqeymo ka fuliyey gudaha Yemen, oo ay...