Suudaan oo furtay xuduudaha

Image

KHARTOUM, Suudaan - Gudoomiyaha golaha madax-banaanida Suudaan, Cabdifataax Alburhaan ayaa amray in la furo xuduudaha Suudaan.

Xuduudaha Ethiopia iyo Eritrea ayay furtay Suudaan.

Sidoo kale diyaarada Egypt Air ayaa duulimaadyo ka bilawday magaalada Port Sudan ee dhacda badda cas.

Dhaq-dhaqaaqyadaan ayaa kusoo aadaya iyada oo ay sii holcayaan dagaalada u dhaxeeya Milatariga iyo "Dacm-sariic".

GAROWE ONLINE

Related Articles

Xasan Sheekh iyo siyaasadda laba wajiila-nimo ee Geeska Afrika

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 29-kii Sebtembar…

  • Afrika

    04-10-2026

  • 03:08AM

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Itoobiya — 3 Oktoobar 2026

Warbixin AFP ah ayaa sheegaysa in hoggaamiyeyaasha iyo dagaalyahannada TPLF…

  • Afrika

    03-10-2026

  • 12:00PM