Wasiirka duulista Itoobiya: Shaqaalahu way xakameyn waayeen diyaarada

Image

Wasiirka gaadiidka ee dalka Itoobiya Dagmawit Moges ayaa bixisay macluumadkan hoos ku xusan, iyada oo ka hadlaysa diyaaraddii Itoobiya ee burburtay bishii hore.

Diyaaraddu shahaaddo sharci ah ayay u haysatay in ay hawada gasho

Shaqaaluhu ruqsad sax ah ayay haysteen si ay duulimaadka u u hirgaliyaan.

Kicitaanku wuxuu u muuqday in uu si caadi ah u qabsoomay

Shaqaaluhu waxay qaadeen nidaamkii ay dajisay shirkadda diyaaradda samaysay marka ay timaaddo xaalad degdeg ah, balse way xakamayn waayeen.

Halkan ka daawo warsaxaafadeedka: Riix 

Related Articles

Xasan Sheekh iyo siyaasadda laba wajiila-nimo ee Geeska Afrika

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 29-kii Sebtembar…

  • Afrika

    04-10-2026

  • 03:08AM

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Itoobiya — 3 Oktoobar 2026

Warbixin AFP ah ayaa sheegaysa in hoggaamiyeyaasha iyo dagaalyahannada TPLF…

  • Afrika

    03-10-2026

  • 12:00PM