Madaxweynaha Jubaland oo tagey magaalada Muqdishu [Sawirro]

Image
Image
Image
Image
Image

19 September, 2015(GO)-Waxaa maanta gaaray magalada Muqdisho wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ka qayb galaya shir ka furmay Xamar.

Xubno ka tirsan wasiirrada Somalia iyo Barlamanka ayaa ku soo dhaweyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Axmed Madoobe ayaa Muqdishu uga qayb galaya shir looga hadlayo aayaha Somalia iyo doorashada dhici doonta 2016.

GAROWEONLINE

Related Articles