Axmed Madoobe oo war kasoo saarey dilkii Gu'jir

Image

KISMAAYO, Soomaaliya - Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Jubaland ayaa lagu cambaareeyay weerarkii xalay Al-Shabaab ka geysatay magaaladda Garowe, ee xarunta Puntland, kaaso oo lagu dilay gudoomiyihii Nugaal AUN Cabdisalaam Xasan Xirsi [Gu'jir].

Madaxda sare ee dawladda Federaalka Soomaaliya, oo ugu horeeyo Madaxweyne Farmaajo, ayaa sidoo kale ka tacsiyadeeyay geerida Gu'jir, iyagoo u muujisay Puntland is-garan-taag kadib qaraxii Al-Shabaab.

Waxaa ku dhaawacmay weerarka taliyihii hore ee booliska Nugaal Faarax Galangooli iyo askar ku sugnayd goobta, kuwaasoo la dhigay Isbitaalka guud ee magaaladda Garowe.

HALKAN HOOS KA AKHRI WAR-SAXAAFADEEDKA:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Waa kuma qofka Xasan Sheekh ka dhigayo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle?

Afrax ayaa hadda bilaabay kulamo iyo dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo la xiriira doorashada xilka Madaxweyne ku-xigeenka.

  • Soomaliya

    26-09-2026

  • 05:42AM

Xasan Sheekh oo UN-ka ka sheegay in Soomaaliya u socoto dimuqraadiyad, xilli muddo-korarsi xafiiska ku joogo

Wuxuu sheegay in Soomaaliya ay doonayso in khilaafaadka siyaasadeed lagu xalliyo wadahadal, sharciga iyo doorashooyin.

  • Soomaliya

    25-09-2026

  • 12:01PM