Barlamanka Federaaka oo ka hadley go'aanka Xukuumada

Image

MUQDISHU: Barlamanka Federaalka ayaa qoraal kasoo saarey go'aanka xukuumada Ra'isal wasaare Cumar Cabdirashiid kaga hadashey qaabka doorashada Somalia u dhaceyso.

Xukuumada Ra'isal wasaare Cumar Cabdirashid ayaa kulan deg deg ah ay xalay isugu timid kaga hadashey qaabka doorashada u dhaceyso kadib markii go'aan loo mideysan yahay maamulada Somalia isla gaari waayeen.

Qoraalkaan oo gudoomiyaha Barlamanka ku saxiixnaa ayaa lagu sheegey in qaab doorasho ee lagu dhaqmayo uusan noqon mid lala garab maro xildhibanada Somalia islamarkaana uusan wax u dhimin midnimada dalka.

Hoos ka akhri qoraalkaan: 

 

GAROWEONLINE

Related Articles

Madaxweyne Deni oo furay Kal-fadhigga 58-aad ee Gollaha Wakiillada Dowladda Puntland

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid.

  • Soomaliya

    15-06-2026

  • 11:46AM

Axmed Madoobe oo Weerar Afka ah ku Qaaday Dowladda Federaalka, Kuna Eedeeyay inay Dalka Dib u Burburinayso

Munaasabadda xiritaanka tababarka oo ka dhacday Jubbaland ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka.

  • Soomaliya

    14-06-2026

  • 09:48AM