Batroolka iyo macdanta Somalia oo lagaga hadley London

Image

Shalay magaalada London waxaa lagu soo gabagabeeyay shir caalami ah oo ay ka qayb galeen shirkado caalami ah iyo dhinacyo danaynaya shidaalka iyo khayraadka dalka Soomaaliya.

Dowladda Federaalka waxaa u matalayay shirkaas wasiirka Batroolka iyo Macdanta, Mohamed Mukhtar Ibrahim.

Cabdiraxmaan Bidhaan ayaa telefoonka kula xiriiray wasiirka oo maanta gaaray magaalada Garowe.

WAREYSIGA WASIIRKA BATROOLKA OO KU SUGAN GAROWE DHAGEYSO

XIGASHO: BBC

 

Related Articles

Sidee khilaafka dastuuriga ah ee Soomaaliya u saameynayaa amniga Geeska Afrika?

Falanqaynta caalamiga ah ayaa ku baaqaysa in degdeg xal loogu helo khilaafkan ka hor inta aysan xaaladdu faraha ka bixin.

  • Soomaliya

    22-06-2026

  • 12:58PM

Muxuu salka ku hayaa safarka Xasan Sheekh ee Kenya ka dib dhammaadkii muddo-xileedkiisa?

Nairobi ayaa muddo dheer u adeegi jirtay xarun muhiim u ah go'aamada iyo wadahadallada siyaasadda Soomaaliya ee daaha gadaashiisa ah.

  • Soomaliya

    22-06-2026

  • 07:01AM