Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo heshiis kala saxiixdey

Image
Image

April 9, 2015 (GO)- Dowladda Federaalka iyo Jabaland ayaa heshiis dhanka iskaashiga ah oo saddex qodob ka kooban magaalada Kismaayo ku gaarey.

Heshiiska waxaa dhanka Dowladda Federalka u saxiixey Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah Caynte, dhanka Jubalanda waxaa u saxiixey Wasiirka Qorsheynta  Maxamed Nuur Iftiin.

HALKAN KA AQRISO HESHIISKA

GAROWE ONLINE

Related Articles