Guddiga loo xil saaray fatahaadda Somalia oo tagay magalada Baydhabo

Image

31 Octobar, 2015(GO)-Wafdiga ka socda Guddiga loo xilsaaray ka hortagga iyo wax ka qabashada fatahaadda la saadaaliyay inay ka dhacayso Somalia ayaa gaaray magalada Baydhabo xarunta gobolka Baay.

Ra'isul wasaare ku-xigeenka dowladda Federaalka Somalia Maxamed Cumar Carte ayaa hogaaminayay, waxaana la filayaan inay kulamo la yeeshaan bulshada ku nool Baydhabo, si ay ugala hadlaan qaabkii looga tabaabushaysan lahaa arrimaha ka imaan kara fataahadda.

Guddigan oo dhawaan la magacaabay ayaa sidoo kale, tagay magalada Baladweyne gobolka Hiiraan. 

GAROWEONLINE

Related Articles

Turkiga oo lagu eedeeyay inuu ka dambeeyay xil ka tuuristii Laftagareen

Eedaymahan ayaa imaanaya xilli magaalada Baydhabo ay si buuxda gacanta ugu hayaan ciidamada xoogga dalka.

  • Soomaliya

    01-04-2026

  • 12:47PM

Xamse: Saaxiibkay Laftagareen ma uusan rabin in taariikhdiisu ku dhammaato sida hadda dhacday

Khilaafka ka taagan Koonfur Galbeed ayaa ah mid muujinaya cadaadiska ka jira nidaamka federaalka ee jilicsan.

  • Soomaliya

    01-04-2026

  • 12:20PM