Jubaland oo Dowladda Federaalka xiriirka u jartey

Image

June 6, 2015 (GO)- Maamulka Jubaland ayaa shaaciyey inuu xiriirka u jaray Dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib markii maanta baarlammaanka dowladda federaalku isku raacay in golaha wakiillada Jubaland yahay mid sharci darro ku dhisan.

War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Jubaland ayaa lagu sheegay in go'aankii baarlammaanku federaalku maanta gaareen uu ahaa mid sharci darro ah.

GAROWE ONLINE

Related Articles