Madaxweynaha Jubaland oo isbadal ku sameeyey saraakiisha Dowlada

Image

KISMAYO, Somalia- Wareegto kasoo baxdey xafiiska madaxweynaha maamulka Jubaland Axmad Madoobe xilkaa ka qaadey mareeyaasha garoonka diyaardaha Kismayo iyo dekada.

Xilalkaan laga qaadey Mareeyaha dekada iyo garoonka ayaa timid xili la filayo in shir u dhexeeya qaar ka tirsan beelaha gobolada Jubooyinka uga furmo magaalada Kismayo.

Qoraalka kasoo baxey xafiiska madaxweynaha Jubaland ayaa u qoraa sidatan: 

GAROWEONLINE

Related Articles

Khilaafka Siyaasadda Soomaaliya oo Hareeyay Shirka Kampala, Museveni oo Ku Baaqay Wada-hadal Loo Dhan Yahay

Dhanka kale, Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Jabuuti ayaa ka aragti duwanaaday soo jeedintan.

  • Soomaliya

    31-07-2026

  • 12:06PM

Taliyihii Hore ee Asluubta Soomaaliya oo Hanjabaad u Diray Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Mahad Shub ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada iyo diyaaradaha la geeyay Baydhabo aysan ka hor istaagi doonin qorshayaashiisa.

  • Soomaliya

    30-07-2026

  • 05:10PM