Qoraal laga soo saaray mooshinka Madaxweynaha Somalia [Akhriso]

Image

13 Octobar, 2015(GO)-Wadatashi Ra'isal wasaaraha Somalia iyo Gudoomiyaha Barlamanku oo weheliyaan qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa kulan ay ku yeesheen magalada Muqdishu ka soo saaray qodobo la sheegay in lagu sameeyay sixid.

Gudoomiye Barlamanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa mudanayaasha ka hor akhriyay waxyaabaha la saxay ee ku xusnaa mooshinka Madaxweynaha, wuxuuna Xildhibaanada ka codsaday in la dar dar galiyo shaqada culus ee Barlamanka hor yaalla.

Dhinaca kale Ra'isal wasaare Sharmake ayaa sheegay in xukuumadda Somalia ka go'antahay qaabkii loo hirgalin waxyaabaha la isku afgartay, wuxuuna xusay inay mudanayaashu ku qanceen arrinkan.

Moshinkan oo la soo gudbiyay 12 Augusto, ayaa soo maray heerar kala duwan oo dhaliyay khilaaf xooggan oo ka dhex aloosnaa mudanayaasha, waloow kulanka la sheegay in lagu saxay qodobada mooshinka qaadaceen qaar ka mid ah Xildhibaanadii keenay.

Halkan hoose ka akhriso qodoban la saxay oo nuqul ka mid ah Garowe Online soo gaaray;

GAROWEONLINE

Related Articles

Xiisad Siyaasadeed oo Laga Dareemayo Galmudug: Mahad Salaad oo gaarey Dhuusamareeb

Qoorqoor ayaa la sheegay inuu si adag u adkaysanayo in uu xaq u leeyahay inuu si xor ah uga qayb galo tartanka siyaasadeed.

  • Soomaliya

    19-06-2026

  • 10:18AM

Mahad Salaad oo ku sii jeeda Dhuusamareeb si xal loogu raadiyo khilaafka doorashadda Galmudug

Madaxtooyada Soomaaliya [Villa Somalia] iyo maamulka Galmudug ayaan weli si rasmi ah uga hadlin wararkan.

  • Soomaliya

    19-06-2026

  • 09:02AM