Shaqaalaha dowladda Puntland oo dib u eegis lagu sameynayo

Image

June 6, 2015 (GO)- Magaalada Garowe waxaa maanta ka furmaya wejiga labaad ee kulanka dib loogu eegayo tayada shaqaalaha Puntland.

Kulankan oo ka dhici doona xarunta Hay'adda Cilmi Baarista Puntland ee (PDRC), waxaa furaya Madaxweyne Gaas.

Kulanka waxaa sidoo kale kasoo qayb geli doona wasiirro, xildhibaano iyo xubno metelaya shaqaalaha dowladda.

Faah faahin ku saabsan kulankan iyo weliba sawirrada dib ayaan idiinka soo gudbin doonnaa...

GAROWE ONLINE

Related Articles

Dagaal Beeleed khasaare dhashay oo ka dhacay Degmada Jalalaqsi iyo Maamulka Hirshabelle oo ku baxay

Wuxuu si kulul u cambaareeyay gubista guryaha iyo baahinta sawirrada rabshadaha wata ee lagu baahinayo baraha bulshada.

  • Soomaliya

    20-06-2026

  • 09:31AM

Xiisad Siyaasadeed oo Laga Dareemayo Galmudug: Mahad Salaad oo gaarey Dhuusamareeb

Qoorqoor ayaa la sheegay inuu si adag u adkaysanayo in uu xaq u leeyahay inuu si xor ah uga qayb galo tartanka siyaasadeed.

  • Soomaliya

    19-06-2026

  • 10:18AM