Taliyihii ciidanka Booliska Somalia oo geeriyooday

Image

October 30, 2014 (GO)- Taliyihii Ciidanka Booliska Somalia Gen.Maxamed Shiikh Xasan Ismaaciil ayaa maanta ku geeriyooday magalada Muqdisho.

Saraakiil ka tirsan cidanka DFS ayaa warkan shegegay, balse waxaa la sheegayaa inuu Gen.Maxamed maalmihii lasoo dhaafay ku xanuun sanayay isbitaal ku yaala Villa Somaliya.

Ma jirto ilaa iyo hadda war kasoo baxay dowladda oo ka hadlaya geeriadda hase yeeshee wararka Garowe Online helayso ayaa tilmaamaya inuu maanta u dhintay masuulkan wadno xanuun.

Gen.Ismaaciil ayaa xilka hayay mudo ku dhow lix bilood ka dib markuu badalay Taliyihii hore Gen.Saacid.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Soomaaliya : Ka bixitaanka Itoobiya ee Buurhakaba oo tijaabo ku ah Ciidamada Soomaaliya

Qayb ka mid ah xogta iyo qiimeynta warbixintan waxaa laga soo qaatay falanqayn…

  • Soomaliya

    19-08-2026

  • 02:39PM

Hantidhowrka Guud oo beeniyay warbixin la xiriirtay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka ayaa warbixin uu soo saaray dhawaan ku eedeeyay qaar kamid ah xafiisyada dowladda musuq-maasuq.

  • Soomaliya

    18-08-2026

  • 08:15PM