TOOS U DAAWO KULANKA U FURMAYA MADAXDA SOMALIA 13 Dec, 2015

Image

Dec 13, 2015 (GO)- Warsidaha Garowe Online ayaa kamid ah mareegaha xafiiska Qaramada Midoobey u qaabislan arimaha Somalia ka codsadey in toos shacabka Somalida meel kasta ay joogaan toos u daawadadaan shirka madaxda Somalida uga furmaya magaalada Muqdishu.

Kulankaan oo looga arinsan doona qaababka la damacsan yahay iney u dhacdo doorashada xildhibanaada dowlada Barlamanka Federaalka 2016 ayaa la filayaa inu socdo Dec 13-14 iyadoo la filan karo inuu gaaro 15 Dec, 2015.

i) Axad 13 Dec 2015 - 07:00 GMT (10.00 EAT) - 11.00 GMT (14.00 EAT)

ii) Isniin 14 Dec – 2015   10:00 GMT (13.00 EAT) – 14.00 GMT (17.00 EAT)

Barnaamjka tooska ah waxaa uu bilmayaa markii kulankaas bilowdo.

LINKIGA HOOSE TOOS UGA DAAWO SHIRKA KA SOCDA MAGALADA MUQDISHU

http://soomaaliya2016.so/so/

 

Betty Dindi
Head of Newsroom
AU/UN Information Support Team (IST)
Somalia: +252 (0) 617 633 730 Hormuud
Somalia: +252 (0) 699 525 147 Nationlink    
Kenya:+254 (0)700 891 611
UN VSAT: 197-8020 (Day/Night)
TETRA: 507504
Skype: betty.dindi
Web:    www.amisom-au.org
Photo: www.flickr.com/photos/au_unistphotostream
Video: http://vimeo.com/amisomnews
Facebook: www.facebook.com/amisom.som

 

Related Articles

Khilaaf ka taagan cidda hoggaaminaysa Koonfur Galbeed xilliga kala-guurka

Imaanshaha weftiga ayaa muujinaya bilowga kala-guur ay hoggaaminayso dowladda federaalka, kadib iscasilaaddii Laftagareen.

  • Soomaliya

    31-03-2026

  • 01:43PM

Go’doomintii hawada ee Koonfur Galbeed oo dhammaatay: Diyaaradaha rayidka ah oo ka degay Baydhabo.

Adan Maalim Ibraahim, oo ah wakiil socdaal oo ka howlgala Baydhabo, ayaa sheegay in tigidhada la bilaabay in la qabsado xalay.

  • Soomaliya

    31-03-2026

  • 11:56AM