Waraysi: Agaasimihii Hore ee Sirdoonka Puntland [DHAGEYSO]

Image

Dawladda Soomaaliya ayaa toddobaadkan sheegtay inay burburisay xarun ay mintidiin ka tirsan ururka Daacish ku tababarayeen oo ku taalla nawaaxiga Jannaale ee Gobolka Shabeellda Hoose.

Dhinaca kalena Agaasimihii hore ee Sirdoonka Puntland ayaa ka digay khatarta ka iman karta in ururka Daacish uu ku fido Soomaalya,waxaana uu sheegay in kooxda sheegatay inay ku biireen ISIS ee ku dhuumanaya buuraha Bariga Puntland ay taageero ka heleen ururka ISIS isla markaana ay dhalinyar qorteen. 

Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Agaasimihii hore ee sirdoonka Puntland Cabdan Xasan Xuseen “Cabdi Yare”. Waraysiga oo dhammaystiran hoos ka dhagayso. 

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGAAN OO DHAMEYSTIRAN

XIGASHO: VOA

Related Articles

Taliyihii Hore ee Asluubta Soomaaliya oo Hanjabaad u Diray Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Mahad Shub ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada iyo diyaaradaha la geeyay Baydhabo aysan ka hor istaagi doonin qorshayaashiisa.

  • Soomaliya

    30-07-2026

  • 05:10PM

Mas’uuliyiinta ugu sarreysa amniga Soomaaliya oo ka maqan shirka Kampala

Maqnaanshaha hoggaanka sare ee amniga Soomaaliya ayaa su’aalo ka dhex abuuray qaar ka mid ah dadka indha-indheeya arrimaha gobolka.

  • Soomaliya

    30-07-2026

  • 01:58PM