Wicitaanka: Muranka Doorashada Somaliland

Image

VOA-Somaliland waxaa xilligan ka taagan xiisad siyaasadeed oo salka ku haysa xilliga ay qabsoomayso doorashada madaxtooyada iyo tan golaha wakiillada, Xisbiyada Siyaasadda iyo Xukuumadda ayaa si weyn ugu kala aragti duwan.

Haddaba barnaamijka Wicitaanka ee Toddobaadkan waxaa marti ku ah Guddoomiyihii hore ee Guddida Doorashada Qaranka Maxamed Axmed Xirsi Geelle, oo sharaxaad ka bixinaya Muranka Doorashooyinka ee haatan taagan, Madaxbanaanida Guddida Doorashooyinka, Doorka Golaha Guurtida iyo weliba Doorka beesha Caalamka, qaar ka mida dhegaystayaasha ayaa su'aalo weydiinaya Guddoomiyaha.

HALKAN KA DHAGEYSO

XIGASHO: VOA

Related Articles

Cali Isxaaq Subag: Xasan Sheekh baa u dhacay oo kursigeyga siiyay saaxiibkiisa

Anigoo wax dembi ah la iigu soo eedeyn, shaqadaydana wata, oo bishii lasoo dhaafayna qaatay mushaarkayga.

  • Soomaliya

    08-04-2026

  • 12:24PM

Madaxweyne Deni oo ku eedeeyay dowladda federaalka inay wiiqayso nidaamka federaalka

Wuxuu intaas ku daray in Puntland ay ka go’an tahay ilaalinta nidaamka federaalka iyo ka hortagga wax kasta oo lid ku ah. 

  • Soomaliya

    07-04-2026

  • 06:00PM