Baarlamaanka Puntland oo loo qeybiyey Miisaaniyadda sanadka 2021

Image
Image
Image
Image
Image

GAROWE, Puntland - Fadhiga 15-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo uu wehliyo, ku xigeenka 1aad Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman ayaa Wasaaradda Maaliyadda DPL ku soo gudbisay Miisaaniyadda Dawladda sanadka 2021.

Xildhibaannada Golaha Wakiillada DPL ayaa loo qeybiyey Miisaaniyadda Dawladda ee sanadka 2021 taasi oo dhan $341,861,037.

Xildhibaannadda ayaa ku soo sameynaya akhriska 2aad, waxaana dib Golaha loogu soo celinayaa maalinta Arbacada November 25, 2020.

Baarlamaanka Puntland

Related Articles

Digniin Ku Saabsan xiligaan abaarta ah iyo heer kulka caalamka oo kordhay

Tani waxay qayb ka tahay ka hortagga suurtagalka ah ee dabka oo si weyn u burburin kara deegaanka iyo nolosha duurjoogta.

  • War Saxaafaded

    15-04-2024

  • 05:35AM

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo soo saarey war-murtiyeed wadajir ah

Bayaankan ayaa kasoo baxay shirkii Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed bin Salmaan.

  • War Saxaafaded

    07-04-2024

  • 08:00PM