Trump oo amray CIA-da inay ka fuliso Venezuela Hawlgallo ay duqeymo ku jiraan

Image

WASHINGTON, D.C. — Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ogolaaday hawlgallo sirdoon oo ay fulisay Hay’adda Sirdoonka Trump oo ku amray CIA-da inay ka fuliso Venezuela Hawlgallo ay duqeymo ku jiraan(CIA) gudaha Venezuela, sida ay sheegayaan ilo-wareedyo dhowr ah oo dowladda Maraykanka ah.

Hawlgalladan qarsoon ayaa qayb ka ahaa dadaallada Trump ee lagu doonayay in lagu saameeyo siyaasadda Venezuela, xilli dalkaas uu ku jiro xiisad siyaasadeed iyo dhaqaale oo aad u daran. Dowladda Maduro ayaa lagu eedeeyay inay tahay mid xiriir la leh kooxo argagixiso, taasoo Maraykanka ku dhiirrigelisay inay tallaabo qaado.

Ilo-wareedyada ayaa sheegay in hIlo-wareedyada ayaa sheegay in hawlgallada CIA-da ay ahaayeen kuwo si gaar ah loo qorsheeyay loona fuliyay,Ilo-wareedyada ayaa sheegay in hawlgallada CIA-da ay ahaayeen kuwo si gaar ah loo qorsheeyay loona fuliyay,awlgallada CIA-da ay ahaayeen kuwo si gaar ah loo qorsheeyay loona fuliyay, si loo taageero mucaaradka Venezuela iyo in la xoojiyo cadaadiska siyaasadeed ee lagu hayo dowladda Venezuela.

Go’aanka Trump ayaa helay dhaleeceyn gudaha iyo dibadda ah, iyadoo qaar ka mid ah siyaasiyiinta Mareykanka ay ku eedeeyeen inuu ku xadgudbay sharciyada iyo dastuurka, isla markaana uu khatar geliyay xiriirka caalamiga ah.

Dowladda Venezuela ayaa si adag uga soo horjeestay hawlgalladan, waxayna ku tilmaantay faragelin cad oo ka dhan ah madax-bannaanida iyo sharafkeeda.

GAROWE ONLINE

Related Articles

India oo lagu dhaleeceeyay ka "Aamusnaanta" weerarkii lagu dilay Ayatollah Ali Khamenei

Weerarkaas oo dhacay Sabtidii, ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen 786 qof, kuwaas oo ay ku jiraan carruur dugsiyada dhiganaysay.

  • Caalamka

    03-03-2026

  • 07:45PM

Iran oo Duqeysay Safaaradda Mareykanka ee Riyadh

Wasaaradda Difaaca Sacuudiga ayaa sheegtay in laba drone ay ku dhaceen ama ku qarxeen…

  • Caalamka

    03-03-2026

  • 06:43AM