Dad ku dhintay qarax miino oo ka dhacay Ceel-waaq-Kenya

Image
Qaraxa ayaa lala beegsaday shaqaale sugayay fursado shaqo subaxnimadii hore ee Isniinta.

KISMAAYO, Jubaland - Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay lix kalena way ku dhaawacmeen qarax miino oo ka dhacay Ceel-waaq-Kenya, sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Qaraxa ayaa lala beegsaday shaqaale sugayay fursado shaqo subaxnimadii hore ee Isniinta.

Wakaaladaha wararka ayaa sheegay in qaraxa lala beegsaday gaari dameer balse dadka deegaanka ayaa sheegay in lagu aasay wadada dhinaceeda, waxaana dameerka uu kamid ahaa dadka dhintay.

Al-Shabaab ayaa inta badan weeraro noocaan oo kale ah ka geysta Waqooyi Bari Kenya.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Hay'adda Hormuud Salaam Foundation oo Deeq Gargaar ah siisay Dad danyar ah

Goobaha mashruuca taakulenta bisha Ramadan la gaarsiiyay waxaa kamid ah Dr Xabeen, Maamo Ugaaso, Isbitaalka Martiini iyo SWC.

  • Wararka

    08-03-2025

  • 12:28PM

Hay'adda Hormuud Salaam Foundation oo Deeq gaarsiisay Xabsiga Dhexe iyo Naafada Qaranka

Sidoo kale, isla Maanta waxay Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ay Lacag Cadaan ah iyo Neef Geel ah.

  • Wararka

    03-03-2025

  • 11:39AM