Badda oo kusoo fatahday Caluula iyo Xaalad adag oo ka taagan

Image

CALUULA, Puntland - Qoysas badan oo ku noolaa degmada Caluula, ee gobolka Bari ayaa soo wajahday xaalad aad u adag, kadib markii Habeen hore ay kusoo fatahmeen biyaha badda.

Mowjadaha badda oo aad u kacsan ayaa garaacay magalaada, iyadoo ka la tagtay guryihii ay dadka ku noolayeeen iyo xoolihii ay dhaqanayeen, oo ari u badan, sida ay sheegtay mid kamid ah dadka deegaanka oo Radio Garowe la hadashay.

Related Articles

Soomaaliya: Puntland oo baaraysa gacmo shisheeye oo lala xiriirinayo kororka burcad-badeedda

Puntland waxay sheegtay in duqeymaha noocaas ahi ay dhaawici karaan iskaashiga…

  • Puntland

    21-08-2026

  • 07:55PM

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM