Dagaal socda degaano Ka tirsan gobolka Nugaal

Image

GAROWE, Somalia- Wararka ka imaanaya degaanka Suuj gobolka Nugaal ayaa sheegaya in dagaal ku dhexmarey ciidamada Puntland iyo Al shabaab. 

Dagaalkaan oo aad u qaraar ayaa wararku shegayaan inuu dhexmarayo kooxda al shabaab ee kasoo dagtey xeebta degaanka Garmaal shaley subax iyo ciidamada Puntland oo habeenkii xaley tagey halkaas. 

Dagaalkaan oo aad u qaraar ayaa wararku shegayaan in kooxda al shabaab galeen godad ku yaal xeebta badweynta Hindiya.

Sarkaal la hadlay GO ayaa sheegey inuu jirto dhimasho iyo dhaawaac.

Garowe Online kala soco wararka la xiriira iska horimaadkaan. 

Related Articles

Soomaaliya: Puntland oo baaraysa gacmo shisheeye oo lala xiriirinayo kororka burcad-badeedda

Puntland waxay sheegtay in duqeymaha noocaas ahi ay dhaawici karaan iskaashiga…

  • Puntland

    21-08-2026

  • 07:55PM

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM