Dowlada Puntland oo ka hadashay howlgalka Qandala [DHAGEYSO]

Image

Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Puntland ayaa markii ugu horraysay ka hadlay hawlgalka milatari ee ka dhanka ah maleeshiyada taabcsan ururka Daacish ee muddada 37-ka maalmood ah gacanta ku haysa magaalada Qandala ee gobolka Bari.

Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) oo hoggaaminaya weerarka ku wajahan Qandala ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey VOA ku sheegay in saaka dagaal dhexmaray ciidamada maamulka iyo maleeshiyada Daacish ayna dileen 7 maleeshiyo ah.

Dhageyso wareysiga gudoomiyaha gobolka Barri 

VOA

Related Articles

Soomaaliya: Puntland oo baaraysa gacmo shisheeye oo lala xiriirinayo kororka burcad-badeedda

Puntland waxay sheegtay in duqeymaha noocaas ahi ay dhaawici karaan iskaashiga…

  • Puntland

    21-08-2026

  • 07:55PM

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM