Gaas oo tacsi ka diray Geerida Cadde Muuse

Image

GAROWE, Puntland- Madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Cali Gaas tacsi tiiraanyo leh u diray Maxamuud Muuse Xirsi Madaxweynihii hore Puntland oo ku geeriyooday dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta kadib Xanuun hayay muddooyinkii dambe.

Related Articles

Soomaaliya: Puntland oo baaraysa gacmo shisheeye oo lala xiriirinayo kororka burcad-badeedda

Puntland waxay sheegtay in duqeymaha noocaas ahi ay dhaawici karaan iskaashiga…

  • Puntland

    21-08-2026

  • 07:55PM

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM